Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo qaabilay Madaxa Xiriirka Caalamiga ah ee Safaarada Switzerland

June 2, 2025 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xiriirka Caalamiga ah ee Safaarada Switzerland ee Soomaaliya Marwo Martina Durrer iyo wefti ay hogaaminayso.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarinta ee Switzerland ka taageerto Dowladda Puntland.

Ugu dambayn Ku-simaha Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Switzerland kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaataan barnaamijyada horumarineed ee ka socda Puntland.

Kulanka waxa qayb ka ahaa masuuliyiin ka socday Hay’adda Save the Children.
—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
June 2025
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online