Madaxweynaha Puntland iyo Jubaland oo Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe.
June 26, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa si wada jir ah ula hadlay warbaahinta iyagoo ka waramay xaalada dalka uu marayo iyo mowqifka mideysan ay qaateen .
M_MDeeq
Halgan.net