Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland
June 22, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo booqasho maanta uga bilowmatay Puntland
—–Dhamaad—