Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.

June 19, 2025 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland xaaladda Siyaasadeed iyo mida amni ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

Goluhu wuxu dood dheer kadib cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labo Xeer oo kala ah :

1. Wax-ka-badelka Xeerka Tacliinta Sarre.

2. Wax-ka-badelka Xeerka La-dagaalanka Argagixisada .

-DHAMMAAD –

Comments are closed.

Archives
June 2025
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online