Ogeysiis:-Ciladii la soo daristay Halgan.net oo la xaliyey alle mahadiis
June 9, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in la xaliyey ciladi dhanka Database-ka iyo Theme-ka waxaan ka raali gelinaynaa akhristayaasha Halgan.net dib u dhac ku yimid duruustii ,muxaadaraad kii iyo wararkii haddii Alle idmo.
Wararka iyo duruusta ku jirtay qaybta war qabadka ee Halgan.net dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa saacadaha soo socda insha Allaahu ee ha moogaanina.
Maamulka Halgan.net