Sheekh Maxamed Cabdi Umal “Farqiga u dhexeeya Manhajka Salafka iyo Xisbiga Xisbi diidka (Daawo Maqal Iyo Muuqaal 1aad-10aad)
June 12, 2025 - Written by EditorNairobi:– Waxaa magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abubakar Al Sadiiq ka bilaaban doona Muxaadaro Muhiima oo uu jeedin doono Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ,Sheekh Umal ayaa muxaadaradiisa ugu magac daray “بين منهج السلف والحزب السلفي” Muxaadaradan waxey faafaahin doontaa Farqiga u dhaxeeyo Manhajka Salafka Suuban iyo Xisbiga xisbi diidka ah ee sheegta Salafiya dadka u yaqaan Salafiya Jadiida,Madaakhilo ama Al Jaamiya.

Daawo Qeybtii 3aad Muxaadarada Farqiga u dhexeeya Manhajka Salafka iyo Xisbiga Xisbi diidka
Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-4aad Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-5aad Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-6aad Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-7aad. Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-8aad. Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-9aad Farqiga Salafka iyo Salafiyajadiid || Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidaulaah Q-10aadMaamulka Halgan.net
Nairobi

.gif)

