Madaxweynaha Puntland oo tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka Puntland
(July 7, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland, kuwaasi oo ah dufcadii 17-aad ee dhameystay tabab
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Masar.
(July 7, 2025)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax