Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha.
(August 6, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Danjire Aweys Xaaji Yuusuf in uu noqdo Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha. Danjire
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo qaabilay Wakiilo ka socday Hay’addaha Caalamiga ah.
(August 6, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilo ka socday Hay’addaha Caalamiga ah oo ay ka mid yihiin UNOCHA, UNICEF, WFP, IRC, UNFPA