Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo qaabilay Wakiilo ka socday Hay’addaha Caalamiga ah.
August 6, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilo ka socday Hay’addaha Caalamiga ah oo ay ka mid yihiin UNOCHA, UNICEF, WFP, IRC, UNFPA iyo Hay’addo kale.
Kulanka ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha Puntland, arrimaha Bini’aadantinimada iyo xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed ee dowladda iyo Hay’addaha Caalamiga ah.
——-Dhamaad—

.gif)

