Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ka Tacsiyeysay Geerida Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh
(September 24, 2025)
Muqdisho:- Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ka Tacsiyeysay Geerida ku timid alle ha u naxariistee Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo caalim ka
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh C/casiis Alla Sheekh.(September 24, 2025)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid alaha u naxariisto Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo Madaxweynaha Puntland oo magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka.
(September 20, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu hoggaaminayo Safiirka Mareykanka ee Soom Caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqeyn lagu dilay
(September 13, 2025)
Ceelbuh:-Allaha u naxariistee Caaqil Cumar Cabdillaahi Cabdi ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday miyiga Jinacyo sidda ay saxaafadda la wadaageen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Ilo wareedyo kala duwan o Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland oo beenisay warar lagu faafiyey Baraha bulshada
(September 6, 2025)
Boosaaso, 06 September 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Dowladda Puntland waxay beeninaysaa wararka maanta lagu faafiyey baraha bulshada, ee lagu sheegay in muwaadin reer Somaliland ah Maxaa ka jira in Culumada Nairobi dagaaladii Sool ku taageereen $1.8 million Sh Maxamed Cabdi Umal.
(September 1, 2025)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa si waafi ah uga hadlay hadalo uu leeyahay Sh Maxamed Sheekh Osman oo aad loogu faafiyey baraha bulshada kuwaas oo si khaldan ay uga faa,ideysteen
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

