Maxaa ka jira in Culumada Nairobi dagaaladii Sool ku taageereen $1.8 million Sh Maxamed Cabdi Umal.
(September 1, 2025)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa si waafi ah uga hadlay hadalo uu leeyahay Sh Maxamed Sheekh Osman oo aad loogu faafiyey baraha bulshada kuwaas oo si khaldan ay uga faa,ideysteen