Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ka Tacsiyeysay Geerida Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh
September 24, 2025 - Written by EditorMuqdisho:- Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ka Tacsiyeysay Geerida ku timid alle ha u naxariistee Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo caalim ka mid ah Culumad Islaamka ilaahay ha u naxariisto.
Hoos ka Akhriso Tacsida Hay,ada Culumada Soomaaliyeed ka direen alle ha u naxariistee Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh .

Halgan.net

.gif)

