Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh C/casiis Alla Sheekh.
September 24, 2025 - Written by EditorMuqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid alaha u naxariisto Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh oo ahaa Muftiga dalka Sacuudiga iyo caalim ka mid ah Culumad Islaamka ilaahay ha u naxariisto.
Hoos ka Akhriso Tacsida Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh C/casiis Bin Claahi Bin Maxamedd Alla Sheekh .

Halgan.net

.gif)

