Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 5, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland. Inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo, Mad