Madaxweynaha Puntland oo maanta furay Kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
(October 25, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa maanta furay Kal-fadhigga 57-aad ee Go