Madaxweyne ku xigeenka Puntland qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Maraykanka
(November 27, 2025)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor oo Safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso, ayaa maanta qaabilay Wafdi ka socda Dowlad
Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed
(November 24, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dowladdu ay mas’uul ka tahay ilaali
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
(November 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonk
Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland oo kormeer ku tagay Calmiskaad.
(November 20, 2025)
Dhadaar:-Wasiirka Wasaaradda Amniga & DDR-TA Dawladda Puntland Ibraahin Cartan Ismaaciil (Xaaji-Bakiin), ayaa kormeeray waddada Dhadaar-Boosaaso Iyo afar Talis oo kamid ah talisyada ciidamada dif
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(November 15, 2025)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, H.E Ilyas Osman Lugatoor , ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guu
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku Qaabilay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
(November 15, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwaraysi iyo wadatashi ah la yeeshay qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirishiid Sheekh Cali Suufi
Puntland oo ku dhawaaqday Guddiga Abaaraha Puntland
(November 11, 2025)
Muqdisho:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta ku dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, waxaana Guddoomiyaha Gud
Puntland ayaa si Rasmi ah u beenisay in ay qeyb ka tahay dagaalka Sudan.
(November 6, 2025)
Garoowe:-Dawladda Federaalka ah oo ay muddo xileedkeedii ka hareen bilo kooban, kuna fashilantay dhammaan shaqooyinkii loo igmaday waxay ku mashquushay oo shaqo maalmeed ka dhigatay "Dacaayad, been a
Madaxweynaha Puntland oo hir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(November 6, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo