Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
(November 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonk