Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada

November 15, 2025 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, H.E Ilyas Osman Lugatoor , ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xaaladda Abaarta Puntland iyo Wax-ka-bedelka xeerka Gobolada , Degmooyinka iyo dhismaha Dowladaha Hoose iyo qodobo kale.

Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wax-ka-bedelka xeerka Gobolada , Degmooyinka iyo dhismaha Dowladaha Hoose oo ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimquraadiyeynta Puntland.

-DHAMMAAD-

-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Comments are closed.

Archives
November 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online