Puntland oo ku dhawaaqday Guddiga Abaaraha Puntland

November 11, 2025 - Written by Editor

Muqdisho:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta ku dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, waxaana Guddoomiyaha Guddiga ah Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Iyadoo laga duulayo baahida loo qabo Dardar gelinta howlaha gurmadka abaaraha ka jirta deegaannada Puntland taasoo ka dhalatay xaaladda bini’aadanimo oo daran awgeed ayaa waxaa loo magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland xubnaha hoos ku xusan.

Liiska Xubnaha Guddiga:

1. Madaxweyne Ku-xigeen Ilyaas Cismaan Lugatoor

(Guddoomiye)

2. Wasiir Ubax Cabdirashiid Maxamed

(Guddoomiye ku-xigeen)

3. Wasiir Cabdi Faarax Siciid – Juxa (Xubin)

4. Wasiir Liibaan Muuse Cismaan (Xubin)

5. Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Xubin)

6. Wasiir Daa’uud Maxamed Cumar (Xubin)

7. Wasiir Cabdifataax Maxamed Cabdi nuur (Xubin)

8. Wasiir Axmed Siciid Qaloonbi (Xubin)

9. Maxamed Daahir Maxamed (Gaani) –

Bulshada Rayidka (Xoghayaha Guddiga)

10. Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur – Culimada (Xubin)

11. Cabdiraxmaan Cabdirisaaq Cabdiraxmaan –

Bulshada Rayidka (Xubin)

12. Maxamed Caydiid Jaamac –

Rugta Ganacsiga (Xubin)

13. GanasadeJaamac Salaad Maxamuud dhega-dheere (Xubin)

14. Ganacsade Warsame Cabdi Shido (Xubin)

15. Ganacsade Cali Ibraahin Cumar (Xubin)

Guddigan waxay u xilsaaran yihiin wax ka qabashada Waxyeellada Abaarta, isku dubaridka deeqaha iyo gaarsiinta gargaar bini’aadanimo ee dadka ay saameysay Abaartu.

– DHAMMAAD –

Comments are closed.

Archives
November 2025
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online