Madaxweynaha JFS Khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
(December 28, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka
Madaxweynaha JFS oo kulan Wadatashi ah Siyaasiyiinta Mucaaradka.
(December 27, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, a
Madaxweynaha JFS oo Khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed
(December 24, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah ee doorash
Madaxweynaha Puntland Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Soomaaliya
(December 21, 2025)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee hadda ku sugan Kismaayo. Kulanka waxa
Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo laga soo saaray Warmurtiyeed
(December 21, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa haatan ka qeybgalaya munaasabadda xiritaanka Shirweynaha Aayo-ka-tashiga Soomaaliyeed ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaa
Wufuud kala duwan Golaha la magac baxay Mustaqbalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo.
(December 17, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Saciid
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyas Osman Lugatoor oo kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta Puntland.
(December 17, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xafiiskiisa kulan Kula qaatay Madaxda Warbaahinta Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyay Warbaahint
Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills
(December 7, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills oo ay Shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ka dhisays
Madaxweynaha JFS guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya
(December 7, 2025)
Doxa :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo mideyn lahaa
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar
(December 5, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa ee lagaga arrinsanayo