Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills
(December 7, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills oo ay Shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ka dhisays
Madaxweynaha JFS guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya
(December 7, 2025)
Doxa :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo mideyn lahaa