Madaxweynaha Puntland Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Soomaaliya
December 21, 2025 - Written by EditorMadaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kullan is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee hadda ku sugan Kismaayo.
Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland , La-taliyeyaal Madaxweyne iyo Saraakiil Madaxtooyo.
——Dhamaad—-

.gif)

