Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills

December 7, 2025 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuca xaafada cusub ee casriga ah ee Nugaal Hills oo ay Shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ka dhisayso Garoowe.

Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay maalgashiga Shirkadda Golis ay sameysay, kaasi oo sahlaya in Puntland loo diyaariyo mid la jaanqaadaysa wadamada horumaray, wuxuuna ku baaqay in la dhiirigeliyo Shirkada oo laga wada qeyb qaato maalgashiga xaafada cusub ee Nugaal Hills.

——Dhamaad—–

Leave a comment

Archives
December 2025
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online