Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo laga soo saaray Warmurtiyeed
December 21, 2025 - Written by EditorKismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa haatan ka qeybgalaya munaasabadda xiritaanka Shirweynaha Aayo-ka-tashiga Soomaaliyeed ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray jihada mustaqbalka dalka, xoojinta wada-tashiga qaran, iyo ka talo-bixinta arrimaha masiiriga ah ee ummadda Soomaaliyeed.
—-Dhamaad—

.gif)

