Daawo Mu`tamrkii 18aad Tawxiid Islaamic Center Ee Ugandha.
January 22, 2026 - Written by EditorKampala :– Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey M,utamarkii 18aad ee Tawxiid Islamic Centar kaas oo lagu qabtay magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha.
Mutamarka waxaa ka soo qeyb lagay Culumada kala ah .
1-Sheekh Dr Maxamed Cabdi Weli
2-Sheekh Dr Ahmed Hassan
3-Sheekh Abdi Xayi Aden
4-Sheekh Abdulqadir Budul
5-Sheekh Maxamed Dirir
Hoos Ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga Jeediyey Mu.tamarka 18aad ee Tawxiid Islamic Center.
C/Casiis Maxamed
Halgan.net

.gif)

