Madaxweynaha JFS iyo Golaha Mustaqbalka oo shir uga furmay Muqdisho.
(February 19, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo Madaxweyana Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(February 10, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho, caasimadda dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kala duwan Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(February 10, 2026)
Muqdisho :-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoow DFS oo war ka soo saartay Diyaaradihii maanta laga celiyey Muqdisho.
(February 1, 2026)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo war rasmi ah kasoo saartay Diyaaradihii maanta laga celiyey Muqdisho kuwaas oo waday ilaalo ay si gaara u lahaayeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland. A/C Golaha Wasiirada ee Jubaland oo yeeshay kulan
(February 1, 2026)
Kismaayo:-Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Wasiirada Dowladda Jubaland ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga soo saaray go,aamo kala duwan Hoos ka Akhriso Go,aamada ka soo baxay sh Madaxweynaha Puntland oo tababar ugu soo xiray Dufcadda 7-aad Dugsiga tababarka ee Xorgoble
(February 1, 2026)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku yimi degmada Qardho, ayaa Dugsiga tababarka ee Xorgoble tababar ugu soo xiray Dufcadda 7-aad oo ah Ciidanka Bo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

