DFS oo war ka soo saartay Diyaaradihii maanta laga celiyey Muqdisho.
(February 1, 2026)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya oo war rasmi ah kasoo saartay Diyaaradihii maanta laga celiyey Muqdisho kuwaas oo waday ilaalo ay si gaara u lahaayeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland. A/C
Golaha Wasiirada ee Jubaland oo yeeshay kulan
(February 1, 2026)
Kismaayo:-Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Wasiirada Dowladda Jubaland ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga soo saaray go,aamo kala duwan Hoos ka Akhriso Go,aamada ka soo baxay sh
Madaxweynaha Puntland oo tababar ugu soo xiray Dufcadda 7-aad Dugsiga tababarka ee Xorgoble
(February 1, 2026)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku yimi degmada Qardho, ayaa Dugsiga tababarka ee Xorgoble tababar ugu soo xiray Dufcadda 7-aad oo ah Ciidanka Bo