Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Muqdisho.
February 10, 2026 - Written by EditorMuqdisho :-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

