Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland.
(March 31, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.001 kuna saabsan magacaabista xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland.
(March 31, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed oo loo doortay Laftagareen mar kale .
(March 28, 2026)
Baydhabo:-Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed isagoo heley codod gaaraya 66, sida uu shaaciyay Guddiga Doorashada Maamulka. Madaxw Madaxweynaha JFS Ciidamada DFS kula ciiday deegaanka Gandarshe
(March 20, 2026)
Afgooye:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciiday deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabe Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo Eedeyn culus u soo jeediyey
(March 18, 2026)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka hadlay Faragelinta Qaawan ee Dowlada Federaalka ku hayso Dowlada Koonfur Galbeed. A/Cawale Halga Madaxweynaha JFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti.
(March 12, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha DFS oo gaaray dalka Jabuuti
(March 11, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Shacabka Soomaaliyeed
(March 4, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaal Warmurtiyeed Shirkii Wadatashiga Puntland iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS
(March 3, 2026)
Garoowe:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026) iyo Liiska Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS Ku Metela Dowladda Puntland ee qaadacay, kana baxay Bedelista Sharci-darrada ah ee Da
Keydka Taariikhda Sheekh Cabdi Waaxid Xaashi Xasan(March 3, 2026)
Garoowe.-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Keydka Taariikhda Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi Xasan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed iyo Madaxda Sare ee Ururka Ictisaam kaas oo si mug leh iyo xaqiiqo u
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

