Madaxweynaha JFS Ciidamada DFS kula ciiday deegaanka Gandarshe
(March 20, 2026)
Afgooye:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciiday deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabe