Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed oo loo doortay Laftagareen mar kale .
(March 28, 2026)
Baydhabo:-Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed isagoo heley codod gaaraya 66, sida uu shaaciyay Guddiga Doorashada Maamulka. Madaxw