Keydka Taariikhda Sheekh Cabdi Waaxid Xaashi Xasan

March 3, 2026 - Written by Editor

Garoowe.-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Keydka Taariikhda Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi Xasan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed iyo Madaxda Sare ee Ururka Ictisaam kaas oo si mug leh iyo xaqiiqo uga waramay Asaaskii Ururkii Al Ahli,ka dib u xuubsiibtay Jamaaca Islaamiya. intaas ka dibna ay midoobeen Ururkii Wixda Al Shabaab ee ka jiray Waqooyiga Soomaaliya ,Midowga ka dibna lagu midoobay Ururka Al -Itxaad Al Islaami.
Sheekh Cabdi Waaxid Xaashi Xasan ayaa waxaa uu si cadli iyo Insaaf leh uga hadlay dagaaladii dhex Maray Itixaad Islaami Jen Ceydiid ee Kismaayo SNF ee Gedo iyo SSDF ee Puntland .

Keydka Taariikhda ee Sheekh Cabdi Waaxid Xaashi Xasan waa xalaqooyin ka kooban dhowr iyo toban xalqadood Hoos ka Daawo Xalaqadii 1aad iyo 13aad.

1-Hayaankii Nolosha | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi Xassan | Kaydka Taariikhada |


2-Ku biiristii Islaamiyiinta | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi Xassan | Kaydka Taariikhada |


3-Bilawgii Ururka Al-Ahal Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |


4-Isku dhicii dawladda iyo Al-ahal | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |


5-Bilawgii Khilaafka | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |


6-Asaaskii Ururkii Al itixaad Al Islaami Keydkii Sheekh Cabdiwaaxid Xaashi


7–Keydka Taariikhda Sheekh Cabdi Waaxid Xaashi Xasan


8-Qaadashadii Hubka | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |


9-Al-Itixaad Iyo Bari | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |


10-Dagaalka Al-Itixaad Iyo SSDF| Sheikh Cabdiwaaxid Xashi

11-Xidhitaankii Mucaskaraadka | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |
12-Aasaaskii Al-Ictisaam | Sheikh Cabdiwaaxid Xashi | Kaydka Taariikhada |
13aad “53 Sano kadib Guul Iyo Fashil | Sheikh Cabdiwaaxid | Kaydka Taariikhada | A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2026
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online