Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed oo loo doortay Laftagareen mar kale .

March 28, 2026 - Written by Editor

Baydhabo:-Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed isagoo heley codod gaaraya 66, sida uu shaaciyay Guddiga Doorashada Maamulka.

Madaxweynaha koonfurgalbeed Laftagareen ayaa ku guuleystay dib-u-doorasho xilli uu wajahayo cadaadis siyaasadeed iyo mid ciidan waxaana laga cabsi qabaa in saacadaha soo socda ay Baydhabo weeraraan ciidamo dowladda federaalka taabacsan kuwaas oo abaabul ka wada deegaanada ku xeeran magaalada Baydhabo.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2026
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online