Warmurtiyeed Shirkii Wadatashiga Puntland iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS
March 3, 2026 - Written by EditorGaroowe:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026) iyo Liiska Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS Ku Metela Dowladda Puntland ee qaadacay, kana baxay Bedelista Sharci-darrada ah ee Dastuurka Ku-Meel-Gaarka Federaalka Soomaaliya.
A/Cawale Halgan.net

.gif)

