Warmurtiyeed uu soo saaray golaha Mustaqbalka

March 3, 2026 - Written by Editor

Garowe:-War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Puntland iyo Mudenayaasha Puntland ku metela labada Aqalka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya , kaasi oo ku qabsoomay xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland, mudaneyaasha qaarkoodna ay uga soo qayb galeen hab-ka fogaan arag ah. War-murtiyeedka waxaa madasha ka akhriyey La-taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha Siyaasadda Mudane Maxamed Dhabancad.

_____Dhamaad_____

Comments are closed.

Archives
March 2026
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online