Madaxweynaha Puntland Tababar u furay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland
(April 9, 2026)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa galabta tababar u furay Cutu