Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cabdinaaasir Xusen Cismaan.
(April 19, 2026)
Muqdisho :-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cabdinaaasir Xusen Cismaan. Sheekh CabdiNaasir waxaa uu ahaa caalim weyn oo si weyn looga yaqaan gayiga Soomaal
Daawo Bayaanka laga soo saaray Kulan Cilmiyeedka 21aad ee Magaalada Bosaaso
(April 19, 2026)
Boosaaso:- Nadwo cilmiyeedkii 21aad ee ka socotay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari oo socotay mudo 4 maalmood ah kaas oo ay culumada uga hadleen arimo kala duwan iyo fataawooyin ay ka faa,i
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Tacliinta Sarre ee Dowladda Puntland
(April 19, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 15 kuna saabsan magacaabid Guddiga Tacliinta Sarre ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Do
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya
(April 19, 2026)
Ankara:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax dowladeed, diblumaasiyiin