Madaxweynaha Puntland oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska.
(April 29, 2026)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Bool