Daawo Bayaanka laga soo saaray Kulan Cilmiyeedka 21aad ee Magaalada Bosaaso
April 19, 2026 - Written by EditorBoosaaso:- Nadwo cilmiyeedkii 21aad ee ka socotay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari oo socotay mudo 4 maalmood ah kaas oo ay culumada uga hadleen arimo kala duwan iyo fataawooyin ay ka faa,ideysteen dadweynihii ka soo qeyb galay Nadwada 21aad.
Hoos Daawo Bayaanka laga soo saaray Kulan Cilmiyeedka 21aad ee Magaalada Bosaso kaas oo 4 Maalmood ka socday Magaalada Boosaaso.


A/cawale
Halgan.net

.gif)

