Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya
April 19, 2026 - Written by EditorAnkara:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax dowladeed, diblumaasiyiin iyo hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ka socda caalamka, si ay u wadaagaan aragtiyo togan oo ku aadan xaaladda caalamka iyo doorka diblomaasiyadda casriga ah ee xal u helidda caqabadaha caalamiga ah.
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

