Madaxweynaha Puntland kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska

April 23, 2026 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay oo kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska ee dhowaan loo magacaabay Hoggaamada Booliska iyo Taliyeyaasha cusub ee Qeybaha Booliska ee Gobollada Puntland.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha kula dardaarmay in ay si wanaagsan u gutaan waajibaadka Amni ee loo igmaday, iyadoo xoogga la saarayo isbdel lagu horumarinayo hannaanka shaqo ee Saldhigyada iyo Talisyada qeybaha Booliska ee Gobollada.

DHAMMAAD

-XAFIISKA WARFAAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Comments are closed.

Archives
April 2026
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online