Maxaa laga filan karaa Shirka DFS iyo Mucaaradka ee ka socda magaalada Muqdisho.(May 14, 2026)
Muqdisho:-Waxaa shalay ka furmay magaalada Muqdisho Shir u dhexeeya DFS iyo Mucaaradka waxaana uu shirka uu ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho .Shir ayaa waxaa dhanka DFS horkacayey Madax Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Mucaaradka iyo Doorashada Koonfur Galbeed,
(May 10, 2026)
Muqdisho:-Hadaljeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee si nabad ah saaka uga bilowday deegaana Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti.
(May 9, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Isma Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso
(May 9, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso, si loo dardargeliyo shaqooyinka socda iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland tababar u furay xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada.
(May 3, 2026)
Garoowe: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Madaxweynaha DFS oo shir wada tashi ugu yeeray Mucaaradka DFS
(May 2, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

