Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti.
(May 9, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Isma
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso
(May 9, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso, si loo dardargeliyo shaqooyinka socda iyo