Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka
(May 20, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay waf