Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.
(May 24, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyey