Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti.
(May 9, 2026)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Isma Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso
(May 9, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarinta ee magaalada Boosaaso, si loo dardargeliyo shaqooyinka socda iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland tababar u furay xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada.
(May 3, 2026)
Garoowe: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha Garsoorka iyo xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Madaxweynaha DFS oo shir wada tashi ugu yeeray Mucaaradka DFS
(May 2, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

