Puntland oo sheegtay in Xassan Sheikh u aqoonsan tahay Madaxweyne hore.

May 21, 2026 - Written by Editor

Garoowe:- Warmurtiyeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa waxaa ay Puntland si rasmi ah ugu dhawaaqday In Xassan Sheikh u aqoonsan tahay madaxweyne hore, Warmurtiyeedka ka soo baxay Dowlada Puntland ayaa lagu soo dhaweeyey go’aanada golaha Mustaqbalka Soomaaliya uu ka qaatay Sharciyada DFS .

Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa isku raacay in loo baahan yahay in Ummadda Soomaaliyeed iskugu yimaadaan shir looga tashanayo Mustaqbalka Soomaaliya oo haatan uu hareeyey Khilaaf iyo Sharci daro.

Comments are closed.

Archives
May 2026
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online