Taxanaha Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara Sheikh Mohamud Haji Yusuf.

June 18, 2026 - Written by Editor

Garoowe:– Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa jeediyey muxaadaro ka kooban 5 xalaqo taas oo uu uga hadlay Khatarta ku gadaaman aqooni ku sheega Somaliland ee Cadowga Yahuuda
Sheekh ayaa Muxaadaraadkiisa uga hadlay .
1- Midnimada Muslimiinta iyo kala Qeybinta wax laga dhaxlayo.
2-Khatarta iyo Gaalnimada Diinta beenta ah ee Ibraahiimiya
3-Sharaacada waxay ka qabto in Qudus loo aqoosado in ay leedahay Yuhuuda
4-In Jaceyl loo Muujiyo Cadowga Yahuuda
5- In Saldhig Melatari Cadowga Yahuuda laga siiyo deegaano ka tirsan Somaliland .

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa si wanaagsan u cadeyey Xaqa ay Culumo badan oo ku sugan Somaliland ku nool ka aamuseen bal qaarkood ay qiil u raadiyeen wax uu ku dhaqaaqay Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Ciro.

Hoos ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadki kuu ka jeediyey magaalada Garowe Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf oo uu ugu magac daray”Aqoonsi ku sheega Soomaaliland ee Yahuuda iyo Wax ka dhalan kara” Xalaqadii 1aad Taxanaha Aqoonsiga Somaliland iyo Yuhuuda Midnimo mise kala tag Xalaqada 2aad Diin ku sheega Ibraahimiya iyo Xiriirka Somaliland iyo Yahuuda Sheeekh Maxauud Xaji Yuusuf Xalaqadii 3aad Qudus oo loo aqoonsado Caasimada Yahuuda Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf Xalaqadii 4aad Yuhuuda oo loo Muujiyo Jaceyl oo Siyaasiyiin iyo shacabkii qaar ay muujiyeen Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf Xalaqadii 5aad Saldhig Ciidan in Yhuud laga siiyo deegaano ka tirsan Somaliland Sh Maxamuud Xaji Yuusuf. M_M Deeq Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2026
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online