Gaaraad Cadulaahi Cali Ciid ”Issimadu waa diideen Nidaamka 4.5”.[Dhagayso]
February 10, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxaa uu Radio daljir uga waramay kulan ay Issimada Puntland la qaateen wafdgii beesha caalamka ee uu hogaaminayey ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay Michael Keating oo looga wada hadlay go’aankii ay dowladda federaalka soomaaliya ee ka gaartay doorashada 2016 in lagu saleeyo nidaamka 4.5.
Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxaa uu sheegay in beesha caalamka ay u sheegeen in aysan marnaba aqbalayn n dib loogu noqdo ndaamkii 4.5 isagoona sheegay in ergayga gaarka qaramada midoobay ay Issimadu u sheegeen in uusan runta ka sheegin qaabka loogu kala aragti duwan yahay dorashada 2016 ayna jir madax Soomaliyeed oo ku hishiisay shrkii wada tashiga ee ka dhacay Muqdsho.
Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo u waramaya Radio Daljir
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Afhayeenka-Isimada.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net