Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo maanta looga hadlay amniga iyo Doorashadda 2016-ka.
May 5, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Golaha Wasiiradda Xukumadda Puntland ayaa shirkooda Khamiis laha ah oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa ay uga hadleen amniga iyo weliba Doorashadda 2016-ka.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay shirkii Golaha Wasiiradda Xukumadda Puntland. no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net